Daawo Video: Musharax Xasan Sheekh oo ay Itoobiya uga waynaatay Soomaalida & Doorashadaba

20 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo isla markaasna ahna Musharax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa waraysi khaas ah oo uu siiyey TVga Horn Cable  ayaa Itoobiya si wayn u amaanay sheegayna in dhulka Soomaalidda Itoobiya ay Itoobiya leedahay uuna u aqoonsan tahay.
230-2b
Aqoonyahano badan oo ay Warbaahinta Puntlandes wax ka waydiisay ayaa waxay aad ula yaabeen sida ay Musharax Xasan Sheekh ay Itoobiya uga waynaatay Soomaalida & Doorashada uu doonayo inay Soomaalidu ay dib u doorato.

Puntlandes.com

About The Author