BREAKING NEWS: QARAXYO GAALKACYO LAGU WEERARAY

21 Aug 2016 (Puntlandes) Labo Qarax oo  xoogan ayaa goor dhawayd gilgilay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

226-3

Khasaarahana ka dhashay ilaa hadda nooma suurto gelin inaan helno laakiin waxaaa jira dhimasho iyo dhaawac labadaba.

Wararka ay helayso Warbaahinta Puntlandes Qaraxa 2aad oo loo adeegsaday  gaari loo yaqaan (NOAH) mini bus ayaa sababay Khasaare  dhimasho iyo dhaawac labadaba

Iminka Khadka telefonka ma shaqaynayo magaalada Gaalkacyo laakiin Warbaahinta Puntlandes waxay ku hawlan tahay inay idiin soo gudbiso wararka la xiriira Qaraxyada Gaalkacyo ka dhacay.

Puntlandes.com

About The Author