Wafdi kasocda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Gaalkacyo ku wajahay

25 Aug 2106 (Puntlandes) Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad, ayaa waxaa la filayaa in ay saacadaha soosocda Soo gaaraan, magaaladda Gaalakacyo.

230-3c5

Wafdigaan ayaa la filayaa in ay kulamo la yeeshaan madaxda dowladda Puntland ee Gaalkacyo Joogta, oo ah Madaxweyne kuxigeenka Dowladda Puntland ahna Kusimaha madaxweynaha ,Gudoomiyaha baarlamaank Puntland, Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka.

Sida la naawilayo kulamo ayaa layeelan doonaa, isaga oo shacabkana uga gtacsiyeyn doonaa khasaarihii nafeed iyo kii hantiyeed ee kasoo gaaray.

Lasoco-codadka iyo Sawirada

About The Author