Sawirro: Mahad Cabdalla Cawad oo Gaalkacyo lagu soodhaweeyey.

Waxaa magaaladda Gaalkacyo lagu soo dhaweyey gudoomiye ku xigeenka labaad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad, waxaa garoonka Diyaarada C/lahi Yusuf International Airport, kusoo dhaweeyey, madax uu ugu horeeyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Puntland, wasiirka howlaha guud, wasiiru dowlayaal iyo xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland.

Mr. Cawad ayaa waxaa uu sheegay in ay meeshaan u yimaadeen, sidii ay dowladda Puntland iyo shacabkeeda ula qaybsan lahaayeen tacsida.

Waxaa kale oo uu intaas ku daray, in ay doonayaan in dowladda Federaalkaa Soomaaliya doonayso in ay la qaybsatto Puntland dhibka soo gaaray sidoo kalana ay u kuur gali doonaan xaaladda dowladda

Sawirro

DSC_0005 DSC_0021 DSC_0022 DSC_0025 DSC_0027 DSC_0038 DSC_0043 DSC_0049 DSC_0056

About The Author