Daawo Sawiro: Faahfaahin weerarkii Xalay ee Xeebta Liido

26 Aug 2016 (Puntlandes) Ciidamada DFS ayaa soo gabagabeeyay howlgal ayaa caawa ka fuliyeen Maqaayadda Banaadir Beach, halkaas oo weerar isugu jira Qaraxyo iyo rasaas dabasocotay ku qaadeen Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab.

Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir Col Bishaar Abshir Geeddi oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa Xaqiijiyay in Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Gaashaan ay gudaha u galeen Maqaayadda, islamarkaana Xaqiijieen Ammaanka Goobta oo ay ka dagaalamayeen Maleeshiyaad ka tirsan Kooxda Al-Shabaab.

“Ciidamada ayaa hadda Xaqiijiyay Ammaanka, dhammaan wey toogteen maleeshiyaadkii ku jiray gudaha Maqaayadda, Xaaladda Ammaankana wey xaqiijiyeen” sidaasi waxaa SONNA u sheegay Col Bishaar.

Col Bishaar ayaa Sheegay in tirada guud ee dhimashada ay gaareyso 9 ruux oo Shan kamid ah ay yihiin dad Shacab ah, 2 Askari oo Ciidamada Ammaanka iyo 2 nin oo ah dableydii weerartay Maqaayadda Banaadir Beach, dhaawana uu yahay 2 qof oo kaliya.

Taliyaha ayaa sidoo kale shaaciyay in mid kamid ah kooxdii weerarka Soo Qaaday gacanta lagu hayo isagoo dhaawac ah, iminkana la dabiibayo.

Kooxaha Gurmadka Degdegga ayaa damiyay dab ka dhashay Rasaastii ka socotay Gudaha Maqaayadda.

vlcsnap-2016-08-26-04h48m46s312

vlcsnap-2016-08-26-04h49m22s616

vlcsnap-2016-08-26-04h49m50s915

vlcsnap-2016-08-26-04h50m16s052

vlcsnap-2016-08-26-04h50m33s004

vlcsnap-2016-08-26-04h51m05s993

vlcsnap-2016-08-26-04h51m57s566

vlcsnap-2016-08-26-04h53m33s089

vlcsnap-2016-08-26-04h54m32s018

vlcsnap-2016-08-26-04h54m53s546

vlcsnap-2016-08-26-04h55m12s003

vlcsnap-2016-08-26-04h55m40s959

vlcsnap-2016-08-26-04h56m04s190

vlcsnap-2016-08-26-04h56m20s553

vlcsnap-2016-08-26-04h56m48s912

vlcsnap-2016-08-26-04h57m27s154

vlcsnap-2016-08-26-04h57m45s733

vlcsnap-2016-08-26-04h58m17s226

vlcsnap-2016-08-26-04h58m31s996

vlcsnap-2016-08-26-04h59m02s549

vlcsnap-2016-08-26-04h59m17s509

vlcsnap-2016-08-26-05h00m18s549

vlcsnap-2016-08-26-05h03m25s587

vlcsnap-2016-08-26-05h04m19s450

vlcsnap-2016-08-26-05h04m44s566

vlcsnap-2016-08-26-05h05m32s642

vlcsnap-2016-08-26-05h05m47s661

vlcsnap-2016-08-26-05h06m49s634

vlcsnap-2016-08-26-05h07m19s314

vlcsnap-2016-08-26-05h08m23s919

vlcsnap-2016-08-26-05h08m54s330

vlcsnap-2016-08-26-05h10m57s821

vlcsnap-2016-08-26-05h11m35s188

vlcsnap-2016-08-26-05h12m55s689

vlcsnap-2016-08-26-05h15m21s607

vlcsnap-2016-08-26-05h15m59s181

vlcsnap-2016-08-26-05h17m40s255

vlcsnap-2016-08-26-05h18m02s834

vlcsnap-2016-08-26-05h24m59s562

vlcsnap-2016-08-26-05h27m03s680

Puntlandes.com

About The Author