Madaxweynaha KGS oo Barawe xariga ka jaraya Madaxtooyada Maamulkaas

28 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Baraawe oo ah caasimad u ah maamulkaas laakiin uu si KMG ugu shaqeeyo magaalada baydhab0o ee xarunta Gobolka Baay.

230-5a4

Shariif Xasan ayaa xariga ka jaraya xarunta Madaxtooyada Maamulka KGS ee dhowaan laga dhisay Baraawe.

Maamulka Shariif xasan ayaa ku shaqeeya magaalada Baydhabo lama oga inay Madaxtooyada cusub ee uu madaxweynuhu xariga ka jarayo ay ku shaqayn doonaan oo ay usoo wareegi doonaan Baraawe oo ah caasidda maamulkaas.

Puntlandes.com

About The Author