Dhagayso: Warbixintii u dambaysay ee Qaraxii Hotel SYL!!

30 Aug 2016 (Puntlanses) Qarax aad u wayn ayaa Kooxda Alshabaab ku weerareen Hotel SYL oo aad ugu dhow  Madaxtooyada Albaabka laga galo.

230-5c3

Waxay kor u dhaafaysaa 10 qof inta la xaqiijiyey inay ku dhinteen 20 in ka badana way ku dhawaacmeen , Hotelka ayaa waxaa ka socday Shir DFS iyo Bulshada rayidka ah.

Qaraxyada ayaa sidii waayadii dambe Alshabaab Caadada u ahayd waxay ahaayeen labo qaran oo isxigay, kuwaas oo ahaa kuwii ugu Xooga badnaa ee Muqdisho soo mara.

Dhagayso warbinta BBC


Puntlandes.com

About The Author