Daawo Video-Sawirro: Musharax Cali Xaaji warsame oo si wayn loogu soo dhaweeyey Beledweyne

30 Aug 2016 (Puntlanses) Waxaa maanta gaaray oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Beledweyne Musharax Cali Xaaji Warsame oo soo noqday Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland.

Masharaxa Madaxweynaha JF Soomaali oo booqasho salaan ah ugu tagay Ugaas Xassan Ugaas Khaliif, ayaa warbaahinta la hadlay isagoo sheegay in uu ka mahad celinayo sidda ballaaran ee loogu soo dhaweeyay magaalada.

230-5c4

230-5e

230-5e1

230-5ea
Puntlandes.com

About The Author