CIID MUBAARAK DHAMAAN UMMADDA SOOMAALIYEED

Warbaahinta Puntlandes waxay ugu hambalyaynaysaa guud ahaan ummadaha muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabada CIIDUL ADXA oo ah maalinta berito ah, iyadoo Muslimiin kor u dhaafaya hal miljan iyo bar ay guteen Waajibaadka Hajka.

230-9b1

Waxay si gaar ah Warbaahinta Puntlandes ugu HAMBALbayyeynasaa Akhristayaasheeda ku xiran.

Waxayna Allah uga baryaaysaa Warbaahinta Puntlandes inuu Soomaaliya ka dhigo dal NABAD ah oo dadkiisuna ISJECEL YIHIIN NABAD iyo BARWAAQANA KU WADA NOOLAADAAN,  Ciida kalena kaleba Soomalaiya ka dhigo Nabad iyo Barwaaqo.

 

Warbaahinta Puntlandes waxay leedahay Ciid Mubaarak

About The Author