Wararka maanta Sidee looga iiday Gaalkacyo (Sawirro hordhac ah) Mustaf Cabdicasiis Xaarin 12 September, 2016 Iid wanaagsan asxaabeey, maanta iyo Gaalkacyo oo si wada jir ah looga iiday ciida arafo, iyo madaxd kala gadisan oo kasoo qayb gashay salaadii iida. Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng:Camay ayaa dadka Reer Gaalkacyo kula tukadaya salaadii iida ee maanta. Daawo Sawirro. About The Author Mustaf Cabdicasiis Xaarin See author's posts Continue Reading Previous CIID MUBAARAK DHAMAAN UMMADDA SOOMAALIYEEDNext Sawirro: Madaxdii DFS ee Xilkoodu dhamaaday & madaxweyne Gaas oo dadweynaha Muqdisho kala qeygalay salaada ciidul Adxa More Stories Wararka maanta Daawo Muuqaalka: Hadaljedintii MD Deni oo furay shirka jiheynta xukuumadda Puntland kana hadlay arimo badan xasaasiya. puntlandes 18 May, 2024 Wararka maanta Madaxweyne Deni “Golaha Wadatashiga qayb kama nihin, namana quseeyaan waxa ka soo baxay” puntlandes 18 May, 2024 Wararka maanta Dhagayso: Wasiir Cali Balcad: maamulka SSC-Khaatumo ma buuxin sharuudihii Maamulnimo. puntlandes 17 May, 2024