Sawirro: Madaxdii DFS ee Xilkoodu dhamaaday & madaxweyne Gaas oo dadweynaha Muqdisho kala qeygalay salaada ciidul Adxa

12 sept 2016 (Puntlandes) Madaxdii DFS ee xilkoodu ku ekaa 10kii Bishan ee kala ah Madaxweynihii Hore Soomaaliya Xasan Sheekh, Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari) iyo Raysul Wasaarihii Hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, xubno ka tirsan labada gole ee DFS ee Xilkoodu dhamaaday iyo madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa boqolaal kamid ah dadweynaha reer Muqdisho waxaa uu salaadda ciidul Adxa kula dukaday Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.

 

IMG_5573IMG_5575IMG_5576IMG_5577IMG_5579IMG_5587IMG_5588IMG_5590IMG_5593IMG_5595IMG_5598IMG_5601IMG_5602IMG_5605IMG_5608IMG_5609IMG_5612IMG_5614

Puntlandes.com

About The Author