Daawo sawirrada Gaas oo la ciidaaya madaxdii DFS ee mudadooda xilku dhamaaday

12 sept 2016 (Puntlandes) Daawo sawirrada madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo la ciidaya madaxdii DFS ee mudadooda xilku dhamaaday, kuwaasoo kala ah Madaxweynihii HoreSoomaaliya Xasan Sheekh, Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan ( Jawaari) iyo Raysul Wasaarihii Hore Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, xubno ka tirsan labada gole ee DFS ee Xilkoodu dhamaaday.


img_6436img_6438img_6440img_6452img_6459img_6469img_6482img_6484img_6488img_6493img_6500img_6501img_6506img_6516img_6542img_6555img_6562img_6584img_6593img_6620img_6722

About The Author