Daawo sawirrada halka uu ka dhacayo Shir madaxeedka IGAD ee Muqdisho ka dhacaya berri

12 sept 2016 (Puntlandes) Shir madaxeedka IGAD ayaa lagu wadaa inuu berri oo Talaado ah ka dhaco Hotel ku dhow garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo Xerada Xalane, halkaasoo ammaankiisa ay la wareegeen Ciidamada AMISOM iyo ciidamo kale oo gaar ah.

Waddooyinka Muhiimka u ah magaalada Muqdisho ayaa xiran maalintii afraad iyadoo ay dawlada waqtigeedu dhamaaday ku sheegtay inay ku sugayso Amniga Shirka taasoo dad badani ay Qaylo dhaan ka muujiyeen.

Waxaa kale oo Siyaasiyiinta iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ay la yaaban yihiin sharcinimada inuu shirka la guddoomin doona Madaxweynaha Kenya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Madaxweynihii hire ee Soomaaliya kaasoo mudo Xileedkiisu ay ku ekayd 10 sept 2016.

Waxay fari ku godan tahay Shir madaxeedka IGAD madaama uu yahay mid uu Soomaaliya u matalayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo mudo xileedkiisu ay ku ekayd 10kii sept 2016.

230-9b6

230-9b7

230-9b8
Puntlandes.com

About The Author