Daawo Sawirrada: Madaxweynaha dalka Kenya oo Muqdisho lagu soo dhaweeyey & Shirkii IGAD

13 sept 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha dalka Keynta Uhuru Kenyatta iyo wefdi uu hogaaminayo oo ka qeybgalaya shir madaxeedka wadamada urur goboleedka IGAD oo maanta ka dhacay magaalada Muqdishu, madaxweynaha DFS ee xilkiisu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay madaxweynaha dalka Kenya.

Madaxda shirka ka qeyb gashay waxaa ka mid ah Madaxweynayaasha Kenya, Uganda iyo Ra’iisul wasaaraha Ethiopia, iyadoo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ay cilad ku timid diyaaraddii siday, marka ay soo gaartay hawada Soomaaliya, taasi oo keentay in lagu celiyo dalka Jabuuti.

igadd

igadd1

igadd2

igadd3

14263966_1786179101619886_4159269293565401733_n

14265083_10154483004405480_5989167628410073807_n

14355148_10154483004320480_8446617757667147509_n

14264855_871576132942953_4877383497507651701_n

2

3

4

5

yoweri

Puntlandes.com

About The Author