Dhagayso-Sawirro: SCANSOM oo garowe ka bilawday Bandhiga Faalada Buugaagta

16 sept 2016 (Puntlandes) Maktabada Daabacaada Buugaagta SCANSOM ayaa ayaa Garowe ka bilawday Bandhoiga Faalada Buugaagta iyagoo soo badhigtay buugaag cusub oo isugu jira maahmaahyo iyo gabayo uu qoray Gudoomiyaha Scansom Maxamed Shiikh Xasan.

Bandhigan oo ka mid noqonaya Barnaamijyo joogto ah oo lagu magacaabo faalada Buugaagta ama Kutubta ayaa munaasabad loo qabtay waxaa kasoo qayb galay dhalinyaro isugu jira wiilal iyo gabdho kuwaas oo su,aalo ku waydiinayey Profiserka maahmaahyada iyo gabayada Soomaalida.

Maxamed Shiikh Xasan Gudoomiyaha SCANSOM publishers ayaa ka sheekeeyey buugaagta uu qoray wuxuuna sheegay inuu ugu talo galay inay ka faa,iidaystaan bulshada Soomaaliyeed waxaana ka mid ah buugaagta goobta lagu soo bandhigay silsilada la yiraahdo Gurmad oo ka kooban shan cadad iyo Buugaag kale oo ka hadlaya maahmaahyada Soomaalida.

Dhagayso Maxamed Shiikh


dscn4682dscn4683dscn4684dscn4686dscn4687dscn4688dscn4689dscn4690dscn4693dscn4695dscn4696dscn4697dscn4698dscn4699dscn47011dscn47021dscn4705dscn4706dscn4708dscn47091dscn4709dscn4712dscn4713dscn4714dscn4715dscn4718dscn4720dscn4721dscn4722

Puntlandes.com

About The Author