Daawo Wasiirka Xanaanadda Xoolaha ee dawladii mudo xileedkeedu dhamaaday ee DFS oo lagu waraystay Deparani Show

16 sept 2016 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha ee dawladii mudo xileedkeedu dhamaaday ee DFS Siciid Xuseen Ciid oo ahaa Wasiir qabtay shaqo aad u wanaagsan mudadii yarayd ee uu ahaa Wasiirka ayaa waxa uu lagu waraystay Barnaamijka Deparani Show.

231-1a5

Wasiir Siciid Xuseen Ciid ayaa aad isugu hawlay mudadii uu Wasiirka ahaa sidii uu u Hormarin lahaa Xoolaha Soomaaliya oo Lafdhabarka Dhaqaalaha Soomaaliya, isagoo dhanka kalena aad uga shaqeeyey sidii uu Suuq ugu heli lahaa Xoolaha Soomaaliya isagoo ku guulaystay arinkaas.

Wasiir Siciid Xuseen Ciid ayaa noqonaya Wasiir xilkiisa u gutay si aad u fiican iyadoo uu noqonayo wasiirkii ugu wax qabadka badnaa ee soo mara Wasaaradda.

Puntlandes.com

About The Author