BREAKING NEWS: Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee Muqdisho ku sugan oo kasoo horjeestay Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Somalia

24 sept 2016 (Puntlanded) Warbaahinta Puntlandes ayaa waxaa soo gaaray warsaxaafadeed kasoo baxay Siyaasiyiinta iyo Odaydhaqameedka kasoo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho oo ay uga kasoo horjeesteen Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Somaliya ee uu shalay magacaabay RW Cumar Cabdirashiid.

226-3

Gudiggan oo ka  kooban 25 Xubnood oo ay Shaqsiyaad usoo shaqeeyey dalka iyo dadka ayna ka dhexmuuqdaan 5 Haween ah ayey Siyaasiyiinya kasoo jeeda Somaliland ee ku sugan Muqdisho ku tilmaameen mid aan iyaga lagala tashan aanna khusayn iyaga.

Magacyada iyo Faahfaahin la xiriira Guddigan halkan ka dhagayso kana akhriso: Akhriso: RW Cumar oo magacaabay Guddiga Xallinta Khilaafaadka ee Doorashada Somalia oo Awood badan leh

Akhriso warsaxaafadeedka kasoo baxay siyaasiyiinta ku sugan Muqdisho ee kasoo jeeda Somaliland

231-2e2

Puntlandes.com

About The Author