Dhagayso: Cali Khaliif “Soomaaliland Xil kama rabo ee Nabad galyaan Rabaa”

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Khaatumo Pro.Cali Khaliif Galayr, ayaa waxaa uu ka hadlay ujeedka rasmiga ah ee uu ula hadlay Soomaaliland, waxaana uu sheegay in ay ku jirto maslaxadda Khaatumo.

Pro.Galayr ayaa Puntland ku ee deeyey in ay diiday aqoonsiga Khaatumo, isaga oo ku amaanay Somaliland in ay Aqbashay Aqoonsiga Khaatumo, waxaa kale oo uu meel madow ku tilmaamay Heel ay ka filayeen Dowladda Dhexe ee Soomaaliya.

Dhagayso

About The Author