Gaalkacyo: Dagaal ka qarxay Koonfur bari Mudug Habaynimo.

Dagaal aan wali lacadayn Waxa uu salka ku hayo ayaa habaynimadii caawa waxaa uu ka qarxay Koorta Bari ee magaaladda Gaalkacyo.

Dagaalkaan ayaa waxaa uu ka dhacay meel ku beegan Bariga Jeexdin, waxaana uu socday Muddo kooban, ilaa iyo haddana lama hayo khasaaraha dhabtaa ee ka dhashay dagaalkaas, waxaase ay dadka qaarkiis Leeyihiin dagaalka waxaa fuliyey ciido sigaar ah u taba baran.

Sida ay wararka qaarkood sheegayaa dagaalkaan ayaa ka danbeeyey ka dib markii ay halkaas, isku Urursadeen ciidamo ka dhex soocmay ku awal, ku arursanaa Bariga magaaladda Gaalkacyo, kuwaas oo sheegayey in ay ilaalinayaan Xoolo dhaqatada Galmudug, hase yeeshee la tuhun sanaa in ay leeyihiin Ujeedo gaar ah.

Lama hayo khasaaraha dhabtaa ee ka dhashay dagaalkaas, la sheegayaa in uu halkaas ka dhacay dagaal muddo soconayey.

LASOCO WIXII SOOKORDHA.

About The Author