Gaalkacyo: Guddiga dib u dhiska Isbitaalkaweyn ee Gaalkacyo oo Soosaaray Liiska Lacagta soogaartay.

Gudiga dhaqaale aruurinta iyo Dib udhiska Isbitaalka weyn ee magaaladda Gaalkacyo, ayaa waxaa ay soo saareen Liiska Dhaqaale ee Soogaaray, iyaga oo shacabkana ka Codsanaya in lasii dhiiri galiyo aruurinta Dhaqaalah.

Gudiga ayaa haatan bilaanbay dib u dhiska isbitaalka meelaha aad loogu baahan yahay ee la dayac tirayo. iyaga oo sheegay in naqshadda guud ee Isbitaalkuna aya tahay midna hagi doonta isbitaal weyn oo caalami ah oo ay Hesho Puntland.

 

Akhri Liis

unnamed

About The Author