BREAKING NEWS: Hoobiyayaal lagu weeraray Garoonka Muqdisho oo khasaaro gaarsiyey Guryo u dhow

29 sept 2016 (Puntlandes) Waxaa goor dhawayd Hoobiyayaal lagu garaacay meel aan ka fogayn Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo ah goob ay aad u ilaaliyaan Amaankiisa Ciidamada AMISOM.

226-3

Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in Khasaaro badan uu kasoo gaaray Xaafado dad dagan yihion oo ku yaala agaarka Garoonka.

Wixii war ah oo kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

About The Author