Akhriso: War murtiyeed kasoo baxay Golaha wasiirada DF oo looga hadlay Howlgalkii Gaalkacyo ka dhacay

Golaha wasiiradda Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa ay maanta kulankoodii kasoo saareen war murtiyeed ay ansixiyeen, kaas oo ay goluhu uga hadlay hawlgalkii ay dowladda Maraykanku ka Fulisay Duleedka Gaalkacyo, kaas oo lagu laayey tiro badan oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab.

War murtiyeedkaan ka hor war kasoo baxay Dowladda Maraykanka ayaa waxaa lagu xaqiijiyey, in weerarkii ka dhacay Duleedka Gaalkacyo uu ahaa Weerar lala beegsaday xubno ka tirsan Xarakada Alshabaab. kuwaas weerar ku ahaa ciidanka Soomaaliya ee Magaaladda Gaalkacyo, Gaar ahaan Ciidanka difaaca Dowladda Puntland ee PSF.

Akhriso Warmurtiyeedkii

golaha-wasiirada golaha-wasiirada1

About The Author