Dhagayso: Culimada Gobolka Karkaar oo ka hadlay laba qodob oo xiligaan Muhiim ah.

Culimada awdiinka Gobolka karkaar ayaa maanta waxaa ay soo saareen baaq, Baaqaas waxaa ay ku iclaamiyeen in la sameeyo Roobdoon iyo in la isku xirnaado.

Culimada ayaa hogaanka dalka waxaa ay ka dalbadeen, in Qofka loodooranayo horjooga ama matalaha ummadda Puntland Heer Soomaaliya iyo heer Puntlandba, in loo xusho shaqsi u qalma, Awood leh, aqoon iyo amaananaleh.

Culimada ayaa Xoojiyey baaqii wasaaradda cadaaladda Dowladda Puntland ee ahaa, in la roob doono, iyaga oo codsad in shacabka iyo madaxduba alle ka cabsadaan, La is cafiyo Faxshigana la yareeyo.

Dhagayso Codkii Culimada

About The Author