BREAKING NEWS: Qarax wayn oo ka dhacay Agagaarka Taaladii Xaawo Taako

1 okt 2016 (Puntlandes) Qarax wayn ayaa waxa uu goor dhawayd ka dhacay Agagaarka Taaladii Xaawo Taako, waxaana la dhigay Goob u dhaxaysa labo Maqaayadood Gaari laga soo buuxshay waxyaalaha Qarxa.

226-3

Labada Maqaayadood oo Qaraxa lagu weeraray ayaa lagu kala magacaabaa Dalsan iyo Blue Sky.

Ilaa iminka ma xadda Khasaaraha uu sababay Qaraxa laakiin waxaa la xaqiijiyey dhaawaca ugu yaraan 4 qof.

Kala soco Warbaahinta Puntlandes wararka la xiriira Qaraxan

About The Author