Xasan Sheekh oo xil cusub magaabay xili uusan Awwod u lahayn inuu xil magaabo-Akhri & Amb Keating oo wax laga waydiiyey!!

1 okt 2016 (Puntlandes) Madaxweynihii xilkiisu dhamaaday ee DFS Xasan Sheekh ayaa magacaabay xil cusub xili uusan awood Dastuuri u lahayn inuu magacaabid ama xil ka qaadid uu sameeyo halkan ka ahkri Wareegto uu horay usoo saaray oo uu ku cadeeyey in aan xilna cusubna aan la magaaci karin midna horena aan laga qaadi karin laga bilaabo 10ka sept 2016.

h-e-_mr_hassan_sheikh_mohamud_president_of_the_federal_republic_of_somalia_cropped

Taliyihii Nabadsugida Gobolka Banaadir Col. C/xakiin Farey oo muddo sanad iyo bar xilkan hayay ayaa Xasan Sheekh xilka laga qaaday, waxaana uu u magacaabay Taliyaha cusub ee Nabadsugida Gobolka Banaadir u magacaabay Maxamed Xasan Faarax oo loo yaqaano (Faran-Far), kaasoo horay u ahaa Kuxigeenka Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir.

Dhagayso Ergayga UN ka oo ka hadlay Xilka Xasan Sheekh


Puntlandes.com

About The Author