Akhriso: Madaxweynaha Galmudug oo Wareegto ku joojiyey dhamaan Shaqadii ay hayeen Hay’addaha kala duwan ee maamulkaas

1 okt 2016 (Puntlandes) Waareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa lagu Joojiyey dhamaan Shaqadii ay hayeen Hay’addaha kala duwan ee maamulka Galmudug.

sssssss-1

Sababta loo Hakiyay Shaqada Hay.adaha maamulkaas ayaa lagu sheegay in ay la Xiriirto Doorashooyinka ka bilaabanaya Galmudug, taasoo ah arin ku cusub dawladnimada in Doorasho darteed loo joojiyo shaqadii ay Hay’addaha dawladu u hayeen Bulshada.

Hoos ka Akhriso Wareegtada

231-4b4

Puntlandes.com

About The Author