Akhriso: Madaxweynaha Galmudug oo Gudi u Magacaabay Baritaanka Duqayntii uu Maraykanku ku qaaday Degaanka Jeexdin

1 okt 2016 (Puntlandes) Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Galmudug Cabdikariim Xuseen guuleed ayuu ku magacaabay Gudi  Baritaanka Duqayntii ay dawlada Maraykanku ku qaaday Degaanka Jeexdin oo sida Maraykanku sheegay uu duqayn isdifaacid ah ku fuliyey koox ka tirsan Alshaab halka uu maamulka Galmudug ee Cabdikariim sheegay inay ahaayeren ciidamadooda.
sssssss-1

Akhriso wareegtada
231-4b3
Puntlandes.com

About The Author