Daawo Video: Sureer Abshir Muuse Hammaan oo ku dhawaaqday Musharax Xildhibaan Soomaaliya

2 okt 2016 (Puntlandes) Waxaa dhawaan magaalada Garowe kaga dhawaaqday Aqoonyahanad Sureer Abshir Muuse Hammaan inay tahay Musharax u taagan xildhibaanada Soomaaliya ee la filayo in dhawaan lasoo doorto.
231-4a3
Sureer waxay wax ku soo baratay dalalka Maraykanka iyo ingiriiska waxaana ay baratay Culuumta Cilmiga bulshada iyo xiriirka caalamiga ah, waxayna ku hadashaa luuqadaha Afsoomaaliga, Inglishka, Talyaaniga iyo Faranciiska. waxay sanadkii 1986-dii noqotay safiir kuxigeenkii Soomaaliya ee London.

Daawo Video: Sureer Abshir Hammaan oo ku dhawaaqday Musharax Xildhibaan Soomaaliya


Puntlandes.com

About The Author