TACSI: Marxuum Maxamuud Cabdi Gaboose oo ku Geeriyooday Hargaysa

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

Waxa Xalay oo ay taarikhdu tahay 2da okt 2016ka ku geeriyooday magaalada Hargaysa Abti Maxamuud Cabdi Gaboose.

154a

Mahdi Yuusuf Dhuux ayaa wuxuu Tacsi tiiraanyo leh u dirasaa dhamaan reer Cabdi Gaboose meel kasta oo ay dunida ka joogaan, wuxuu kaloo si gaar ah Tacsi ugu dirayaa Caruurtii iyo xaasaskii uu ka tagay marxuum Maxamuud Cabdi Gaboose.

Wuxuuna Allah uga baryayaa Marxuumka inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo, Kitaabkiisana Gacanta midig ka siiyo, Qabrigana u waasiciyo una nuuriyo, Janadii fardowsana hoy uga yeelo, Samir iyo Iimaana ka siiyo Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Aamiin, Aamiin, Aamiin, ALLAHAYOOW. , Amiin, Amiin

 

About The Author