Sawirro: Wafti uu hogaaminayay Siyaasi Cismaan Abshir Cigaal oo booqday Mashruuca Horumarinta Bursaalax

3 okt 2016 (Puntlandes) Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayey Siyaasi Cismaan Abshir Cigaal Yay ayaa waxay booqdeen Mashruuca Horumarinta Bursaalax.

Wafdiga ayaa waxaa Mashruuca kusoo dhaweeyey Maamulaha Mushruuca Horumarinta Bursaalax Mr Cabdirashiid Faarax Xaaji-warsame (Qalinle) isagoo uga mahadceliyey wafdiga booqashadooda.

Wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa Qoraa Cabdirisaaq Baraag, Cabdulaahi Abshir iyo Aqonyahan Xaaji Qodhob iyagoo booqday qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay Mashruuca Horumarinta Bursaalax sida Sida:

  • Iskoolka Hoose/Shexe ee Cirro
  • Dugsiga Sare ee Bursaalax
  • Isbitaalka Bursaalax
  • Qaybta biyaha

Wafdiga ayaa ardayga ku adkeeyey inay dadaalka badiyaan si ay Waxbarashada uga gaar meel fiican, waxayna amaaneen maamulka Mashruuca iyo dadkii ka qayb qaata oo taageera Mashruuca.

Daawo sawirrada
231-4c

231-4c1

231-4c2

231-4c3

231-4c4

231-4c4a

231-4c4b

231-4c5

231-4c6

231-4e1

231-4e2
Puntlandes.com

About The Author