Madaxweynaha Puntland oo Caawiwaad u dalbay dadka ay Abaarahu saameeyeyyn

5 sept 2016 (Puntlandes) Madaweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta jeediyey Qaylodhaan la xiriirta Abaarta ba’an ee ka jirta Puntland.

230-9d

Madaweyne Gaas oo saxaafadda la hadlay ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inAbaari  ka jirto Puntland oo saamaysay dadkii iyo Duunyadii, isagoo ka cadsaday Caalamka inay gargaar la soo gaaraan dadkii ay saamaysay Abaartru.

Puntlandes.com

About The Author