Wararkii u dambeeyey ee Alshabaabkii la sheegay inay Doonyo ku gaareen Xeebta Garacad oo noqday Doonyo Kalluumaysi

5 sept 2016 (Puntlandes)  Warbaahinta Puntlandes horay u daabacday inuu kasoo gaaray Degaanka Garacda oo ka tirsan Degmada Jariiban kaasoo sheegaya in doonyo loo malaynayo inay Cidamo Alshabaab ah sidaan ay sogaaray deeganka Garacad, ayaa waxa uu noqday Doonyo Kalluumaysi oo soo gaaray Degaanka.

158ab

 

Warbaahinta Puntlandes ayaa Caawa Xaqiisisay inaysan jirin Alshabaab soo gaartay Degaanka Garacad

Warbaahinta Puntlandes ayaa waxay ilo u dhuun daloola arintan u xaqiijiyeen in Doonyo ay saaran yihiin alshabaab ay ka shiraacdeen manta magaalda Xarardheere.

Wixii war ah oo kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

About The Author