Sawiro: Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Puntaland oo qabtay Xuska Macalinka Aduunka

5 sept 2016 (Puntlandes) Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa maanta qabtay kulan looga hadlayey xuska maalinta macalinka aduunka taas oo maanta lagu qabtay xarunta Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare.

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dr Abshir Aw Yuusuf Ciiise oo ka hadlay furitaankii xafladii maanta ayaa hanbalyo hawada u mariyey dhamaan macaliinta Soomaaliya meelkasta oo ay joogaan wuxuu faray inay laba jibaaraan shaqada waxbarasho iyo waajibaadka Saan macalimiinta.

 

img-20161005-wa0043img-20161005-wa0044img-20161005-wa0045img-20161005-wa0046img-20161005-wa0047img-20161005-wa0048img-20161005-wa0050img-20161005-wa0051img-20161005-wa0052img-20161005-wa0054img-20161005-wa0055img-20161005-wa0057img-20161005-wa0060img-20161005-wa0061img-20161005-wa0062img-20161005-wa0063img-20161005-wa0064img-20161005-wa0065img-20161005-wa0066img-20161005-wa0067img-20161005-wa0068img-20161005-wa0069

Puntlandes.com

About The Author