XOG: Beesha Caalanka oo Xasan Sheekh Cadaadis ku saaraysa inuu Doorashada faraha kala baxo

6 sept 2016 (Puntlandes) Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in Beesha Caalanka ay madaxweynihii muddo xileedkiisu dhamaadauy ee DFS Xasan Sheekh Cadaadis ku saartay inuu Doorashada oo uu ku hor gudban yahay faraha kala baxo.

231-4d9

Xasan Sheekh ayaa waxay Beesha Caalamka u sheegtay inuu faraha kala baxo odouyaasha kasoo jeeda Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo uu dabada kasoo riixayo si  Doorashada Goboladaas loogu qabto magaalada Muqdisho.

Beesha Caalamka ayaa Xasan Sheekh u sheegtay in aan laga aqbalayn waxa uu dhoodhoobayo oo ku doonayo inuu soo saaro xildhibaano Gacan ku rimis ah oo isaga Doorta, iyagoo si cad ugu sheegay inuu faraha kala baxo.

Puntlandes.com

About The Author