BREAKING NEWS: Dagaal Qaraar oo ka Qarxay Gaalkacyo

7 sept 2016 (Puntlandes) Dagaal qaraar ayaa iminka ka socda duleedlka Galbeed ee magaalada Gaalkacyo , halkii ay Puntland ka dhisaysay Saylada Xoolaha.

Dagaalka ayaa u dhexeeya Galmudug iyo Puntland kadib markii ay Ciidamada Galmudug soo weerareen goobtii ay Puntland ka dhisaysay Salyda Xoolaha ama Maxjarka isagoo ku bilowday rasaasayn saaka ayaa haatan markale Dib u bilaabatay, waxaana ay isy badashay Dagaal Culus.

bn

Dagaalka ayaa qarxay ka dib markii ay, ciidanka Galmudug Soo weerareen, xarunta cusub ee Maxjarka laga dhisayo magaalada Gaalkacyo Xaa Fadda Garsoor, Dagaalka ayaa haatan sababay Khasaare Nafeed iyada oo ay ka dhasheen dhaawacyo.

Xabadda ayaa wakli dhacaysa Lamana saadaalin karo sida ay xaaladdu tahay, rasaas Xoogbdan oo noocyo kala gadisan ah ayaan magaaladda laga maqlaya.

Wixii war ah ee kusoo kordha dagaalkan kala soco Warbaahinta Puntlandes

Puntlandes.com

About The Author