Daawo Video: RW Cumar oo shalay la kulmay Wafdi Maraykan ah oo uu hogaaminya safiirka Soomaaliya u fadhiya

7 sept 2016 (Puntlandes) RW Cumar oo shalay la kulmay Wafdi Maraykan ah oo uu hogaaminya safiirka Soomaaliya u fadhiya Stephen Schwartz.

Cabdiqani Cabdi Jaamac Orhaye oo ka mid ah hawlwadeena Xafiiska Raysul Wasaaraha oo la hadlay saxaafadda ayaa shegay inay ka wada hadleen sadex qodob:

  1. Doorashada iyo qaabkay u dhacayso
  2. Amniga Doorashooyinka
  3. Amniga guud ee Soomaaliya

231-5a8

Puntlandes.com

About The Author