Sawirro: Musharax Jibriil Ibraahim ayaa ka qayb galaya Barnaamij dood wadaag ah oo ka dhacay Xarunta Jaamacadda PSU ee Garowe

8 okt 2016 (Puntlandes) Musharax Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa caawa ka qayb galay Barnaamij dood wadaag ah oo ka dhacay Xarunta Jaamacadda PSU ee magaalada Garowe caasimadda Puntland.

Musharaxa ayaa waxaa lagu weydiinayaa su’aalo la xiriira Barnaamijkiisa Siyaasadeed iyo Qorshihiisa waxqabad hadii uu ku guuleysto xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee  la fialyo inay Doorashadiisu dhacdo dhawaan.

Waa markii labaad oo Musharrax soo horfariisto dadweynaha su’aalana ka weydiiyaan Barnaamijkiisa siyaasadeed, waana Musharraxii u horeeyay ee inta dadka soo horfariisto su’aalo uga jawaabo.
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

13
Puntlandes.com

About The Author