Akhriso liiska maamulka Galmudug ee xubnaha u tartamaya Aqalka Sare (Beelaha)

9 okt 2016 (Puntlandes) Maamulka Galmudug ayaa waxa uu xalay shaaciyéy Liiska Xubnaha u sharaxan Aqalka
sare ee Baarlamaanka JS.
Hoos ka Akhriso xubnaha la shaaciyey

  1. CABDI Xasan Dhuxulow dhagdheer iyo Luul Maxamed Sheikh Cusman, Beesha Murusade Hawiye
  2. Cabduqaadir Macalin Nuur siyaad  iyo Zamzam Dahir Maxamuud, Beesha Wacaysle Abgaal Hawiye
  3. Yuusuf geele Ugaas iyo Cabdulle Xasan Nuur, Beesha Duduble Habargidir Hawiye
  4. Gen. Cabdi Xasa awaale Qeydiib iyo Maxamed Xusen dahir Cali Beesha Sacad Habargidir Hawiye
  5. Cabdisamad M Maxmuud Sh Xasan  Jawaahir Axmed Cilmi iyo Enj Xasan Maxamud, Beesha Cayr Habargidir Hawiye
  6. Axmed Cbadi Kaahiye,  Abshir Maxamed Axmed iyo kamaal Daahir Xasan Beesha Saleebaan Habargidir Hawiye
  7. Cabdiweli Cili Goonjeex, Aamno cali Maxamed iyo Maxamuud Maxamed samatar Duran, Beesha Mareexaan Daarood
  8. Macalin Cumar Sh Ciise iyo  abuukar Axmed Xaashi Beesha Dir

Waxaa xusid mudan in Gen Cabdiqaybdiid uu noqonayo xubin ka tirdas Aqalka Sare ee Baarlamaanka JS, isagoo noqonaya Dagaal Oogihii lagu abaal mariyo dhiigii uu ummaddiisa ka galo.

Waxaa kaloo cad Galmudug in Hawiye uu isa siiyey kuraadtii oo dhan iyagoo qaatay 6 kursi halka ay Beesha Mareexaan oovdegta Deegaan ballaarana ay siiyeen hal kursi oo kaliya iyadoo degta 3 degmood.

aqarka-galmudug

Puntlandes.com

 

About The Author