Roob ka da’ay oo ishaysta ilaa Garowe & Buurtinle oo dadku iyo Duunyaduba ku diirsadeen

12 okt 2016 (Puntlandes) Roobabkii dayrta oo aadka loo sugayey ayaa ka curtay Degaanada Puntland, iyadoo uu Roob ishaysto ilaa Garowe & Buurtinle uu ka da’ay caawa fiidkii .

231-6a9

 

Dhulka uu Roobku ka da’ay ayaa ah dhul aad u balaaran iyadoo ay dadka iyo Duunyadaba ay baahi wayn u qabeen Roobka ayaa Allah Raxmadiisa iminka siiyey.

Puntlandes

About The Author