FAALLO: Akhriso Qoraal kasoo baxay Xasan Sheekh & Beesha Caalamaka oo kala jeeda ama iska horjeeda!!!

13 okt 2016 (Puntlandes) Qoraal kasoo baxay Caawa Xasan Sheekh iyo Beesha Caalamka ayaa ah mid mudan in lagu qoslo oo aan waxba laga soo qaadin, maxaa yeelay wuxuu si cad u muujinayaa Doonitaanka waalida ku salaysan ee Xasan Sheekh iyadoo qaybta hore ee qoraalka lagu cataabayo waa in la fuliyaa Heshiis beenaadkii uu garwadeenka ka ahaa Xasan Sheekh oo adeegsanayey Niclas Key Ergaygii hore ee UNka, ee sida khasabka ah loogu saxiixay Garoonka Diyaaradaha ee Gaalkacyo dabayaaqadii 2015kii.

231-6b6

Qoraalka qaybtiisa aanu Guduugka ka dhignay, hoos ka akhriso, waa qaybta ay Xasan Sheekh iyo Saaxiibkiis Cabdikariim aysoo qorteen, iyadoo qaladka koowaad ee qoraalku uu yahay in Galmudug oo gobol iyo barah,  ahna maamul KMG ah in lagu magaacay Dawlad xubin ka ah Federaalka Soomaaliya CAJIIB.

Dhanka kale waxaa si cad uga muuqda qaybtaas hadaladii uu ku cataabi jiray Cabdikariim oo ahaa Cabdiwali ayaa diiday qodobkii 3 ee heshiiska oo ahaa in laga wada hadlo wixii dagaalkaas keenay!!!

Waxaa cad in Xasan Sheekh iyo Cabdikariim ay dageen Qorshe ay Puntland ku mijaxaabinayaan …………. Markii ay arkeen inay ku guulaysan waayeen dagaalkii ay Puntland kusoo qadeen lana quusiyey ayey waxay ku waasheen dib ha loo soo celiyo Heshiis beenaadkii, waa su’aale goormay Heshiis fulin jireen Bahda Xasan iyo Cabdikariim?

Qaybta dambe ee qoraalka oo ah qaybta Beesha caalamka ayaa waxaa loo isticmaalay erayo ka duwan kuwa qaybta sare ee Xasan Sheekh iyo Cabdikariim iyadoo lagu soo dhaweeyey laguna taageeray waanwaantii ay Xasan Sheekh iyo Cabdikariim diideen ee ay wadeen Odoyaasha, Culimaa’udiinka iyo waxgaradka magaalada Gaalkacyo.

Dawlada Puntland oo hogaanka u haysa shacabka nabada iyo dawladnimada ku caan baxay waxaa Qasab ku ah inaysan dheg jalaq u siin Xasan Sheekh iyo Cabdikariim oo markii ay Puntland iska difaacday soo qaatay Shaati Beesha Caalamka ah, Beesha Caalamka siday u isticmaalaan Xasan Sheekh iyo Cabdikariim waxaa tusaale inoogu filan Dagaalkii gardarada ahaa ee ay nagu soo qaadeen Huwantan dabayaaqadii sanadkii hore.

 

Haddii ay dhacdo inuu madaxweyne Gaas u hogaansamo Xasan Sheekh iyo Cabdikariim iyo Kooxdooda Damjadiid waa inay shacabka reer Puntland ka tashtaan Gaas Xukunkana ka qaadaan, maxaa yeelay lama aqbali karo taas waana XUMAAN taariikhda noo geli doonta haddii aynu aqbalno in la iska keen laayo maalin kasta.

Shalay waa sanadkii hore waxaa la inagu soo weeraray Wadadiina ma dhisan kartaan Maantana waxaaa la inagu soo weeraray Gurigiina ma dhisan kartaan hada ogaada wax aynu ka haysano Xasan Sheekh iyo Cabdikariim ma jiraane.

Maxaa xigi doona haddii aynu Aqbalno tana? MUDUG NOOGA GUURA AYAA XIGTA OO XAGGEE ADAYSAAN Ma CIRKA MISE?

Hoos ka akhriso Qoraalka Cinwaanka looga dhigay DFS & Beesha Csaalmaka oo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka kasoo cusboonaaday Gaalkacyo, kaasoo ku qoran afka Ingiriiska

13 Oct2016

FEDERAL GOVERNMENT AND INTERNATIONAL PARTNERS CALL FOR IMMEDIATE END TO RENEWED VIOLENCE IN GAALKACYO

International partners are deeply concerned about the renewed fighting between forces from Galmudug and Puntland in Gaalkacyo which has resulted in at least five people being killed. Hundreds of civilians have already been displaced by the violence.

Tensions around Gaalkacyo are longstanding and have already resulted in violence. On 2 December 2015, Puntland President Abdiweli Mohamed Ali Gaas and Galmudug President Abdikarim Hussein Guled signed an agreement that committed their governments to refrain from actions that could exacerbate the conflict after an outbreak of fighting in late November last year.

Under the terms of the Gaalkacyo Agreement, the parties agreed to make a recently negotiated ceasefire permanent, establish a Joint Committee consisting of representatives of both federal member states to resolve differences peacefully between the parties, withdraw their forces from areas where clashes had occurred, and allow displaced civilians to return to their homes. However, some key aspects of the agreement have not been implemented.

Urgent steps are needed now to de-escalate tensions, facilitate local conflict resolution and reactivate the 2 December 2015 agreement. To that end, the United Nations, African Union, European Union, the Inter-Governmental Authority on Development and the Federal Government of Somalia have formed a task force to engage with all relevant parties, facilitate an immediate end to the ongoing fighting, support the full implementation of the 2015 Gaalkacyo Agreement and help the parties to find a lasting solution to their recurring disputes.  

We call on the leaders of Puntland and Galmudug to use their influence to end the fighting immediately and observe the ceasefire agreement that was brokered by local clan elders and religious leaders on 9 October,” said the Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia, Michael Keating. “The governments of these two federal member states should exercise restraint and withdraw their respective security forces from Gaalkacyo and environs as a mutual confidence-building measure.”

International partners welcomed the commendable efforts of local elders, clerics and other community leaders to stop the violence and expressed their readiness to support all initiatives aimed at reducing tensions between the warring parties.

About The Author