Dhagayso: Dowladda Puntland oo uga Digtay DFS Dagaalka Qabiilka ee ay ka hurinayso Gobolka Mudug

14 okt 2016 (Puntlandes) Golaha xukuumadda Puntland ayaa shirkoodii shalay ee todobaadlaha ahaa kasoo saaray Warmurtiyeed ay uga digeen madaxda DFS qorshe kasta oo ay ciidamo ugu soo dirayaan Gaalkacyo.
231-5b1
Kulanka xukuumadda kadib waxaa Radio Daljir arrimahaasi waraysi ka siiyey afhayeenka xukuumadda Cabdullaahi Maxamed Jaamac Quraan-jecel.

Dhagayso afhayeenka xukuumadda Puntland Quraan-jecel


Puntlandes.com

About The Author