Daawo Video: Beesha Reer Siyaad Xuseen Oo Sheegay Inay Isaga Baxeen Maamulka Galmudug

14 okt 2016 (Puntlandes) Beesha Reer Siyaad Xuseen ayaa ku dhawaaqday inay isaga baxeen Maamulka Galmudug, kadib cadaalad dardii uu u qaybiyey Xubnaha Aqalaka sare ee maamulkaas.

231-6b9

Maamulka Galmudug ayaa 8 Xubnood ee Galmudug siiyey 6 ka mid ah Beesha Hawiye halka uu beesha Mareexaan ee daarood na siiyey 1 xubin oo qur ah!! Beesha ayaa si cad u sheegtay inay Galmudug tahay Beesha Hawiye oo qura aysan ka mid ahayn Beesha Mareexaan ama  Beesha Reer Siyaad Xuseen.

Halkaan ka akhriso Cadaalad darada uu maamulkaasi u qaybiyey 8da xubnood ee Aqalka Sare: Akhriso liiska maamulka Galmudug ee xubnaha u tartamaya Aqalka Sare (Beelaha)

Puntlandes.com

About The Author