Daawo Video: Xil. Yaasin Seed oo ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadii Aqalka sare

15 okt 2016 (Puntlandes) Yaasin Seed oo ka mid ahaa Baarlamaanka DFS ee waqtigiisu dhamaaday kana mid ahaa Musharaxiintii ay dawlada Puntland soo gudbisay inay u tartamaan Xubnaha Puntland ee Aqalka Sare ayaa maanta mar uu saxaafadda kula hadlay magaalada Garowe Caasimada Puntland ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay Musharaxnimadii Aqalka Sare.
231-6e1
Xil. Yaasiin ayaa sheegay maadaama uu haysto Cadaadis madaxweynaha Puntltand uu Haweenka u qoondeeyo Kuraas ay iyaga kaliya u tartamaan uu u tanaasulay madaxweynaha iyo Haweenka Puntland.

Daawo Shirkii jaa’iid ee Xil. Yaasiin

Puntlandes.com

About The Author