”Qaybdiid wuxuu Heshiis Colaad hurina la soo galay Xasan Culusow” Yasin Cabdisamad

337
130

Gaalkacyo(Pes) Yaasiin Cabdisamad Cumar oo Oday u ah mid ka mid ah jufooyinka dega Gobolka Mudug, ayaa sheegay in Hogaamiye Xaafadeedka baraxleey Cabdi Qaybdiid Xassan Cawaale intii uu joogay Magaalada Muqdisho dhawaan uu heshiis ku saabsan sidii colaad iyo dagaalo looga abuuri lahaa Gobolka Mudug uu lasoo galay madaxa kooxda Villa Wardhiigleey Xassan Culusoow.

Oday Yaasiin ayaa wuxuu adkeeyey in Xasan Culusoow uu dano sal balaaran ka leeyahay colaada uu ka hurinayo Gobolka Mudug.

Puntlandes.com

About The Author