BREAKING NEWS: Galmudug oo taageero ka helay Ururka DAMUL JADIID oo iibsanaya 2 Taangi oo ay haysto beesha reer Siyaad Xuseen ee Mareexaan

18 2016 (Puntlandes) Xog RASMI ah oo ay heshay Warbaahinta Warbaahinta Puntlandes ayaa ah inay maamulka Galmudug oo taageero dhaqaale ka helay Ururka DAMUL JADIID ee ka taliya Villa Somalia oo dana siyaasadeed ka leh Colaada Gobolka Mudug ayaa waxaa iminka u socda gorgortan ay ku rabaan inay ku gataan 2 Taangi oo ay haysto beesha reer Siyaad Xuseen ee Mareexaan.

226-3

Xogtan ayaa ah mid lagu kalsoony yahay ayaa dhanka kale waxaa intaas dheer inuu maamulka Galmudug uu iminka ku jiro diyaar garoowgii ugu dambeeya ee ay kusoo weerarai lahaayeemn magaalada Gaalkacyo.

Maamulka Galmudug ayaa Qorshihiisu yahay inay xoog wax ku maquuni yaan haddii ay u suuro geli wadana dagaal daba dheeraaday ay ka ridaan magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug.

Puntlandes.com

About The Author