Dhagayso: Qaybdiid ”Waa in Qarankii lahaa loo celiyaa Garoonka ama aanu Qaybsanaa”

130

Axad 28 ka September 2014: Hogaamiye Cabdi Qaybdiid ayaa waraysi uu siiyey VOA somali uga hadlay Hanjabaadiisii Fashilantay ee ku wajahnayd Garoonka Diyaaradaha Abdulahi Yusuf airport in uu xirayo. Qaybdiid ayaa hadaladisa waxaa ka mid ahaa ”Maamulka Airportka waa in loo sinaadaa”

Wuxuu hadalka ku sii daray in labo mid uun uu ku Qancayo taasoo kala ah:

  • In Qarabkii lahaa Garoonka Abdulahi Yusuf airport dib loogu celiyaa
  • In aanu qaybsano aniga iyo Puntland maamul ahaan iyo dhaqaalo ahaanda Abdulahi Yusuf airport

Mar wax laga waydiiyey Garoonkuu lahaa Puntland baa iga xanibtay wuxuu yiri ”Kaas awalba la iskuma hayn ee waxaa la isku hayey kan ”Qaranka”, waxaana hada fasaxay oo ogolaaday DFS Xamar

 

Halkan ka dhagayso waysiga ay VOA la yeelatay Qaybdiid

Puntlandes.com

About The Author