Akhriso magacyada & Beelaha ay kasoo jeedaan xubnaha Puntland ee Aqalka Sare

20 okt 2016 (Puntlandes) Baarlamaanka dawlada Puntland ayaa Doortay Xubnaha Puntland ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliy, kuwaasoo ah 11 Xubnood.

231-5c7

Hoos ka akhriso magacyada & Beelaha ay kasoo jeedaan xubnaha Puntland ee Aqalka Sare

1: Shukri Aadan Maxamed: Beesha Cumar Maxamuud

2:Hodon Maxamuud Cismaan: Beesha Dhulbahante

3: Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke: Beesha Cismaan Maxamuud

4: Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Farole: Beesha Ciise Maxamuud

5: Siciido Xassan Cismaan: Beesha Warsengeli

6: Cabdirisaaq Xassan Cismaan Juurile: Beesha Deshiishle

7: Maxamuud Axmed Maxamuud Beesha: Cali Saleebaan

8: Bootaan Bare Samatar: Beesha Jambeel

9: Mahad Daahir Sheekh Nuur: Beesha Yuusuf Daarood (Awrtable)

10: Farxaan Cali Xusseen: Beesha Tenaada Daarood (Leelkase)

11: Cabdisalaan Xaaji Maxamuud Dheere Beesha Dhulbahante

 

Puntlandes.com

About The Author