Dhagayso: Puntland oo sikulul uga hadashay dagaalka Galkacyo kuna eedaysay madaxda Galmudug

Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C/lahi warsame, (Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya)

20 okt 2016 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Deegaanka dowladda Puntland Dr. Cali Cabdullaahi Warsame oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Galkacyo ayaa kahadlay dagaal maanta kadhacay magaalada.

Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C/lahi warsame, (Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya)
Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C/lahi warsame,
(Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya)

Dr Cali Cabdullaahi Warsame ayaa sheegay in dagaalkaasi ay sababtiisa lahaayeen maamulka Galmudug oo uu sheegay inaysan raali ka ahayn nabad ka ka dhalata magaalada Galkacyo.

Wasiirka ayaa sheegay in ciidanka Puntland weerar lagu soo qaado marwalba ayna Puntland diyaar u tahay difaaca shacabkeeda, maamulka Galmugna uu wadahadalkii diidey.

Dhagayso shirkii jaraa’id ee Wasiir Dr Cali Cabdullaahi Warsame


Puntlandes.com

About The Author