Gaalkacyo: Odayaal habaykii labaad xabsiga ku baryey

Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa saaka dagan, dagaaladdi kasocday maalmahaan koonfur Galbeed ayaa saaka wax rasaas ah iyo madaafiic lama maqlayo.

Dhinaca kale maalmulka Galmudug, xir xiray 8 oday oo isugu jira nabadoono iyo wax garad kadib markii ay odayaashu soo jeediyeen in nabada magaaladda loowajaho waddo kasta ok lagu heli karo.

Sida ay noo xaqiijinayaan ilo ku dhow dhow maamulkaas, ayaa noosheegay in maamulku mamnuucay kulama aysan dowladdu ogayn, iyo  in aysan dowladdu ogolayn kulamo looga hadlayo nabadaynta magaaladda.

About The Author