Dhagayso: Puntland ”Nabadiid ayaa Galkacyo dagaal ku soo qaaday”

22 okt 2016 (Puntlandes) Dawlada Puntland oo ka hadashay dagaalkii uu maamulka Galmudug ku soo qaaday Koonfur Galbeed magaalda Gaalacyo ayaa sheegtay inay dagaal ku soo qaadeen Nadabdiid is kaashanaya ayna dawlada Puntland iska difaacday.

231-7c1

Wasiirka wasaaarada Hawlaha guud ee Puntland Cabdirashiid Maxamed Xirsi oo u waramay idaaacadda Daljir ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey dagaalkii galabta, isagoo sheegay in khasaaraha dhanka Puntland uu yahay 2 Askari oo dhaawac uu soo gaaray halka ay u gaysteen khasaaro fara badan Huwantii soo weerartay.

Dhagayso Wasiirka wasaaarada Hawlaha guud ee Puntland


Puntlandes.com

About The Author